Meydad saaka lagu arkay xeebta magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu dambeeyey

Meydadka labo caruur ah ayaa saaka waxaa laga helay xeebta Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Caruurtan ayaa inta aan meydadkooda la helin waxaa  muddo la weysanaa halka ay jaan iyo cirib dhigeen. Waalidiinta  mid ka mid ah caruurtan badda ku dhintay ayaa sheegay in caruurtan ay muddo … Continue reading Meydad saaka lagu arkay xeebta magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu dambeeyey